HAMBALYO TIIR

0
Wednesday May 02, 2018 - 23:58:09 in Wararka Xisbiga by Xisbiga Tiir
  • Visits: 1089
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    HAMBALYO TIIR

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

8 April at 16:32 · 

HAMBALYO


--------
Waxaan u hambalyeynayaa dhamaan xubnaha iyo taageerayaasha Xisbiga TIIR oo maanta ilaahay fadligiis noogu soo idlaatay diiwaan gelintii sharciga ahayd. Xisbiga oo la aasaasay bartamihii sanadkii 2010ka ayaan ku faraxsanahay maanta in shahaadadii aan ka gudoomay Guddiga Madaxabannaan ee Doorashooyinka Qaranka.
Xisbiga wixii maanta ka danbeeya wuxuu si rasmu ah oga qeybgeli doonaa geedi socodka loogu jiro soomaaliya in la gaarsiiyo doorasho qof iyo cod ah 2020ka, wuxuuna furi doonaa isdiiwaan gelin ka dhici doonta gobolada dalka oo dhan si uu u ballaariyo taagerayaashiisa.





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip