Mabaadii'da Xisbiga

  1. In kor loogu qaado cadaaladda iyo xoriyadda ee bulshada Soomaaliyeed.
  2. In la ciribtiro dhammaan noocyada musuqmaasuqa  oo ka hor imaanayo in lagaro cadaalad bulsho.
  3. In la gaaro ciribtirka takoor nimadda ku saleysan jinsiyad asal ahaan , jinsi iyo  midab ee bulshadda.
  4. Si loo ilaaliyo , loo dhiiri galiyo  korna loo qaado xuquuqda aadanaha iyo lala dagaalamo xadgudub kasta ee xuquuqda aadanaha ayado loo isticmaalayo hab kasta oo la heli karo. 
  5.  In la dhiiri geliyo dhammaan muwaadiniinta Somaliyeed si firfircoon in ay uga qeyb galaan hormarinta cadaalada si nambad warta ay uga wada noolaadaan.
  6. In kor loogu qaado bulsho xor ah,taas oo qof kasta uu siman yahay iyadoo aan loo eegin dabaqada bulshada ee qofka uu katirsan yahay.
  7. In kor loogu qaado lana  taageero caadooyinka iyo dhaqamada istaahilo ee Soomaaliyeed oo dhan ,iyo in la ilaaliyo mabaadiida bulshadeena si cadalada loo hormariyo.