Hits: 25 |
Tuesday January 14, 2025 - 16:05:06
Somali National anthem/ heesta #Calanka Soomaaliya.---
Legend al ustaad Axmed Naaji Sacad(AUN) & Legend Faadumo Cali Jaamac -Nakruma(AUN) Allaha u naxariistee Erayadii Abwaanka weyn Xuseen Aw Faarax , Musiga & Laxankana waxaa sameeyey Cabdullaahi Qarshe.
waxaana ku luuqeyn jiray Cabadulaahi Qarshe. Allaha u naxariistee.
#Qoloba calankeedu,Waa cayn oo,
Innana keenu waa,Cirka oo kale ee,Oo aan caadna lahayn,Ee caashaqa ee.
#Xiddig yahay cadi waa aad,Noo ciidamisee,Carrada keligaa,Adaa u currad ee,Cadceedda sideeda,Caan noqo ee.
Cishadaad dhalataa CalooshayadiiSidii culaygii,Ciiddaad marisee,Alloow ha ku celin,Alloow ha ku celin
Click here to watch