XISBIGA TIIR OO SHACABKA SOOMAALIYEED UGU HAMBALYEEY MAALINTA CIIDUL FIDRIGA

0
Thursday June 14, 2018 - 23:51:39 in Wararka Xisbiga by Xisbiga Tiir
  • Visits: 1031
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    XISBIGA TIIR OO SHACABKA SOOMAALIYEED UGU HAMBALYEEY MAALINTA CIIDUL FIDRIGA

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

XISBIGA TIIR OO SHACABKA SOOMAALIYEED UGU HAMBALYEEY MAALINTA CIIDUL FIDRIGA
--------------- 
Xisbiga Caddaaladda iyo Midnimadda ee TIIR oo ka mid ah asaxaabta siyaasaddeed ee laga aqoonsan yahay dalka Soomaaliya ayaa hambalyo ku aadan maalmaha Ciidul Fidriga waxa uu u direy guud ahaan shucuubta islaamka gaar ahaan ummadda Soomaaliyeed. 
War qoraal ah oo ka soo baxay xarunta Xisbigaasi ee magaalaada Muqdisho ayaa lagu sheegay inuu Xisbigaasi u rajeynayo shacbiga Soomaaliyeed inay ku Ciiddaan farxad, kalsooni iyo wanaag, sidoo kalana inay ku gaaraan ciiddaan Ciiddeeda xigta Nabad, Barwaaqo iyo Midnimo. 

Munaasabadda Ciidul fidriga ayaa sannad walba marka la gaaro waxaa dunida islaamka oo dhan looga dabaal degaa farxadda ay leedahay ciiddaasi 
www.xisbigatiir.so


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip