XISBIGA TIIR OO SHACABKA SOOMAALIYEED UGU HAMBALYEEY MAALINTA CIIDDUL ADXAAGA

0
Monday August 20, 2018 - 23:10:13 in Sawirada isbedbedelaya by Xisbiga Tiir
  • Visits: 1591
  • (Rating 5.0/5 Stars) Total Votes: 1
  • 1 0
  • Share via Social Media

    XISBIGA TIIR OO SHACABKA SOOMAALIYEED UGU HAMBALYEEY MAALINTA CIIDDUL ADXAAGA

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus


XISBIGA TIIR OO SHACABKA SOOMAALIYEED UGU HAMBALYEEY MAALINTA CIIDDUL ADXAAGA

Xisbiga Caddaaladda iyo Midnimadda ee TIIR oo ka mid ah asaxaabta siyaasaddeed ee laga aqoonsan yahay dalka Soomaaliya  ayaa hambalyo ku aadan maalmaha Ciidda Carafo, waxa uu u direy guud ahaan shucuubta islaamka gaar ahaan ummadda Soomaaliyeed.

Waxaan ugu duceynayna dadka oo dhan inuu Alle sannadkan sannadkiisa kale ku gaarsiiyo nabad,  barraare iyo horumar.

Xisbiga wuxuu ugu baaqayaa  in loo samafalo dadka aan waxba haysan si ay uga qeyb qaataan farxadda ciiddul adxaaga.

Sannad walba marka la gaaro ciidda loo yaqanao Ciiddul-Adxaaga  oo ka mid ah labadda ciiddood ee uu  Alle siiyay  addoomadiisa  ayaa  dunida islaamka waxaa looga dabaal degaa farxadda ay leeyihiin maalmahaasi barakaysan.





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip