Sifadda iyo Dabeecada Xisbiga Midnimada iyo Cadaaladda

0
Tuesday January 09, 2018 - 07:02:10 in Wararka Xisbiga by Super Admin
  • Visits: 1092
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Sifadda iyo Dabeecada Xisbiga Midnimada iyo Cadaaladda

    Xisbiga Cadaaladda iyo Midnimadda waa xisbi siyaasadeed, wadani ah mabaadi'diisuna ku qotonta shareecada islaamka, dhaqanka iyo anshaxa suuban ee soomaaliyeed iyo heer-tusaaleedka caalamiga ah.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xisbiga Cadaaladda iyo Midnimadda waa xisbi siyaasadeed, wadani ah mabaadi'diisuna ku qotonta shareecada islaamka, dhaqanka iyo anshaxa suuban ee soomaaliyeed iyo heer-tusaaleedka caalamiga ah.
Xisbigu wuxuu ayyidayaa dhismaha dowlad soomaaloyeed ee kudhisan dimiquraadiyad iyo matlaada shacabka oo cadaalad iyo horrumarba u horseedo umada, dhowrtana qiyamka bini-aadannimo, xuriyada shakhsiga, ku dhaqanta diinteeda, dhaqankeeda suuban kuna abuurta shacabkeeda wadaniyadda.

Xisbigu wuxuu dhiiri gelinayaa cadaaladda iyo midnimadda bulshada, sinaanta wuxuuna diidayaa qabyaaladda, eexda, xaqiraadda, faquuqa iyo ujajabnaanta dhaqan dhaqaalaha ama dhaqan bulsheedka siloon iyo siyaasadaha aan u adeegeynin shacabka iyo dalka.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip