Ku biir Xisbiga Tiir
Xisbiga Cadaaladda & Midnimadda ”TIIR” waa xisbi siyaasadeed, wadani ah oo ay mabaadi’diisuna ku qotonto shareecada Islaamka, dhaqanka iyo anshaxa suuban ee Soomaaliyeed iyo heer-tusaaleedka caalamiga ah:

Fadlan halkan hoose iska diiwaangeli si aad uga mid noqoto Xisbiga Midnimada iyo Cadaaladda 'TIIR'
Foom-ka Diiwaan gelinta