HAMBALYO
HAMBALYO
--------
Waxaan u hambalyeynayaa dhamaan xubnaha iyo taageerayaasha Xisbiga TIIR oo
maanta ilaahay fadligiis noogu soo idlaatay diiwaan gelintii sharciga ahayd.
Xisbiga oo la aasaasay bartamihii sanadkii 2010ka ayaan ku faraxsanahay maanta
in shahaadadii aan ka gudoomay Guddiga Madaxabannaan ee Doorashooyinka Qaranka.
Xisbiga wixii maanta ka danbeeya wuxuu si rasmu ah oga qeybgeli doonaa geedi
socodka loogu jiro soomaaliya in la gaarsiiyo doorasho qof iyo cod ah 2020ka,
wuxuuna furi doonaa isdiiwaan gelin ka dhici doonta gobolada dalka oo dhan si
uu u ballaariyo taagerayaashiisa.
HAMBALYO