Hogaanka Xisbiga TIIR
XISBIGA TIIR waa xisbi diwaan gashan sharciyeysan ahna #nabarka 9aad ee xisbiyada tixraacada lr.XD/GMG/009/18.
Shacabka Xisbiga Tiir waxey diyaar u yihiin doorasho QOF IYO QOF. Tiir wuxuu challenge gareynayaa Xisbiyada kale. Waxaan idin tirsanayaa gabayadii odoyaashii hore ee IstunkXisbiga Cadaaladda Iyo Midnimadda - TIIRMA OODNA ALBAABNA MA , NIN UWAADO WAA IMAAN KARAA”
#Rajo badan ayaa muuqanaysa, isbadalo siyaasadeed ayaa soconaya, hab dhaqankii ku saleysnaa #afkaarta Qabiilka ayaa laga gudbayaa, xilligii xisbiyada ayaa la soo gaarey, hanaan cusub oo ku dhisan habka xisbiyo badan ayaa loo dhaqaaqay, Miyi iyo Magaalo si diiran ayaXisbiga CXisbiga Caddaaladda Iyo Midnimdda-Tiiryaasadeed ee Soomaaliya.
Xisbiyada Soomaaliya ka hana qaaday waxaa kow ka ah Xisbiga Cadaaladda Iyo Midnimadda - TIIR, Farxad, iyo reyn-reyn ayaa lagu soo dhaweeyay dhalashadii Xisbigaasi, Ku dayasho, laab lakac iyo fudeydXisbiga Tiir#imaanin hase yeeshee wuxuu ku yimid baahida ay bulshadiisu u qabto sidii loo heli lahaa xisbi uu hadafkXisbiga Caddaaladda Iyo Midnimdda-Tiiralad, midnimo, cad-cadaan, waxqabad iyo hiigsiga horumar dhan kasta ah.
Mabda’ ahaan Xisbiga Caddaaladda Iyo Midnimdda-Tiir wuxuu rumeysan yahay in la dhiso ummad ka madax bannaan #Qabyaalad, musuq-maasuq, colaad, cabsi, iyXisbiga Tiir, iyadoo taas badalkeeda loo hawl galayo hanaankii ay dadku ugu noolaan nabad, xornimo, amni sugan iyo horukac.
Xisbiga Tiir #ma_aha xisbi u xeran dad gaar ah, mana aha mid #Boorso lagu sito, ummadda oo dhan ayuu ka dhaxeeyaa, muwaadin kasta waa u furan yahay, haatan waxaa xarunta xisbigaasi ee Magaalada #Muqdisho ka socda is #diiwaan galinta xisbigaasi, gacmo furan ayaa lagu soo dhaweynaya ruux walba oo xiisaynaya inuu ku soo biiro Xisbiga Caddaaladda iyo Midnimadda Soomaaliyeed {TIIR}.
Muwaadin kasta waa u sharaf inuu ka mid ahaato xubnaha xisbiga Tiir, Boqollaal isugu jira siyaasiyiin, aqoonayhano, qurba joog, saxafiyiin, ganacsato, madax dhaqameed, haween iyo dhallinyaro ayaa horey isaga #diiwaan galiyay xisbigaasi, #foomam loogu tala galay dadka doonayo inay ka mid noqdaan xisbigaasi ayaa loo diyaariyay, Wallaal haddii aad xiiseynayso xisbi la wada leeyahay ku soo dhawoow xisbiga Caddaaladda iyo Midnimada Soomaaliya, Adigaa leh, Anigaa leh, Annagga oo dhan ayaa leh.
Haddaba muwaadin ha u deymo la’aan inaad xubin ka noqtid bad-baadiyaha ummadda Soomaaliyeed, fadlan gaar oo iska diiwaan galXisbiga Tiirunta ama xafiiska kuugu dhaw ee xisbigu leeyahay.
-
Habka loo buuxinayo #FORMKA ka Noqoshada Xisbiga Tiir
--
Wxaa laga Codsanayaa Xubanaha Sharafta leh in aad u buuxisaan Formka sida hoos XISBIGA TIIRi #ONLINE ugu buuxisan indinkoo galaayo website Xisbigatiir.so waxaad riixda:’KU BIIR #XISBIGA”
1-Formka daabac[Print]
2-Gacanta ku buuxi(Manuals)
3-Lacagta taagerida Xisbiga ku dir acountiga:
4-Formka markii aad buuxiso kudir :
#WhatsApp +252613194074 ama
#Emailka xisbigatiir.so@gmail
Falan haddii aad qabto su’aal nalaga soo xariir E-mailka iyo Taleefonka
Mahad XISBIGA TIIRwitter:@Xisbigatiir
Web www.xisbigatiir.so
Email: Info@xisbigatiir.so
Xisbigatiir.so@gmail.com
Tel:252613194074
XISBIGA TIIR #TASHI_TACLIIN_TACAB
Hogaanka Xisbiga TIIR
XISBIGA TIIR waa xisbi diwaan gashan sharciyeysan ahna #nabarka 9aad ee xisbiyada tixraacada lr.XD/GMG/009/18.